XILDHIBAAN XOOSH OO DACWAD LAGU SOO OOGAYO by Goobjooge.com published on 2015-09-04T07:17:16Z Gudddiga Anshaxa Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in loo gudbinayo dacwad ka dhan ah Xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jibriil oo ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee ugu cadcad xildhibaanada wada mooshinka xil ka qaadista madaxweynaha Soomaaliya kadib markii wareysi uu bixiyay uu aflagaadeeyay Gudoonka Baarlamaamka iyo guddoomiyahooda Prod. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari). KA AKHRI WARKAN OO DHAMEYSTIRAN GOOBJOOGE.COM Genre Xildhibaan Xoosh