Track artwork

Xabadda Dhaceyso - ArimaHeena

ArimaHeena on March 11, 2012 11:07

Stats for this track

This Week Total
Plays 2 898
Comments 3
Favoritings 6
Downloads 82

Uploaded by

  • Report copyright infringement

    In 1 Set

    More tracks by ArimaHeena

    Arimaheena - Niiki Hee - Somali Hip Hop

    Maskiin Allaah Umaqan - ArimaHeena

    All Niggas Like You - ArimaHeena - Somali Hip Hop

    Aan Heshiino - ArimaHeena - Somali hip hop

    Gaabsi Ma Aqaan - Ringtone Version (ArimaHeena)

    View all

    Xabadda Dhaceysoo ooooh
    Xabadda Dhaceysoo ooooh
    Xabadda Dhaceysoo ooooh yeaah

    Waxan ku dhashey xabadda dhaceyso
    Waxan ku barbaareey xabadda dhaceyso
    Wadankeygii ka ordeey xabadda dhaceyso
    Allow dib heygu celin xabadda dhaceyso

    Waxan ku dhashey xabadda dhaceyso
    Waxan ku barbaareey xabadda dhaceyso
    Wadankeygii ka ordeey xabadda dhaceyso
    Allow dib heygu celin xabadda dhaceyso

    Xabadaha dhacaya meeqa ku baab'adey
    Xabadaha dhacaya meeqa agoon noqoteey
    Xabadaha dhacaya meeqa maama asaay qaadey
    Xabadaha dhacaya waa tan wadankeyga
    Aankaga Maqanahay waxan la ordeey waa nafteyda
    Saan uhelo nolol iyo nabad
    waxan aadey wadan aan wadankeyga aheyn Nasiib darose waxan la kulmey dhib iyo rafaad, gaajo iyo qabow, xabsi iyo jirdil
    mahelin daryeel ma helin nolol fcn
    waxaan kujoogaa wadankaan sharci daro
    taasi manololba taasi ma xaqbaa...
    waa inaa joojinaa xabada dhaceyso
    Somaliyaay Tallow Xagee Aadnaa
    (Xagee Aadnaaa)

    Waxan ku dhashey xabadda dhaceyso
    Waxan ku barbaareey xabadda dhaceyso
    Wadankeygii ka ordeey xabadda dhaceyso
    Allow dib heygu celin xabadda dhaceyso

    Waxan ku dhashey xabadda dhaceyso
    Waxan ku barbaareey xabadda dhaceyso
    Wadankeygii ka ordeey xabadda dhaceyso
    Allow dib heygu celin xabadda dhaceyso

    Xabadaha Dhacaya allow naga badbaadi
    Xabadaha Dhacaya Allow naga jooji
    Xabadaha Dhacaya weynu ku dhamaanay
    Wadankii Dagaal Qurbahii Rafaad
    Allow noo hagaaji wadankeena
    Meel walbo tag aduunka weligaaga arkimeysid Wadan ka wngsan wadankeena
    Dadka kawngsan dadkeena
    Diin kwngsan diinteena..
    Saadaashu waa guul soomalaay
    Nabaduna wey so iftiimeysaa
    Alloow soo dedeji waan dhiptoonayee
    Lets go back to Home Your Countary
    Anywhere and Every Where
    Kusoo Noqo Wadankaaga Hooyo

    Waxan ku dhashey xabadda dhaceyso
    Waxan ku barbaareey xabadda dhaceyso
    Wadankeygii ka ordeey xabadda dhaceyso
    Allow dib heygu celin xabadda dhaceyso

    Waxan ku dhashey xabadda dhaceyso
    Waxan ku barbaareey xabadda dhaceyso
    Wadankeygii ka ordeey xabadda dhaceyso
    Allow dib heygu celin xabadda dhaceyso

    Waxan ku dhashey xabadda dhaceyso
    Waxan ku barbaareey xabadda dhaceyso
    Wadankeygii ka ordeey xabadda dhaceyso
    Allow dib heygu celin xabadda dhaceyso

    Waxan ku dhashey xabadda dhaceyso
    Waxan ku barbaareey xabadda dhaceyso
    Wadankeygii ka ordeey xabadda dhaceyso
    Allow dib heygu celin xabadda dhaceyso

    Release date: Mar 11, 2012
    "Xabadda Dhaceyso - ArimaHeena" by ArimaHeena is licensed under a Creative Commons License

    3 Comments

    1 timed comment and 2 regular comments

    • you man
    • Bíń Őőf
      Bíń Őőf on August 28, 2012 09:02

      siisoco sxb adaakuleh arimaheena DJ

    • ahmed jiimey
      ahmed jiimey on June 04, 2012 15:20

      woooow nic song xabada dhaceyso

    Add a new comment

    You need to be logged in to post a comment. If you're already a member, please or sign up for a free account.

    Share to WordPress.com

    If you are using self-hosted WordPress, please use our standard embed code or install the plugin to use shortcodes.
    Add a comment 0 comments at 0.00
      Click to enter a
      comment at
      0.00